BREAKING NEWS

MD Farmaajo U Duulaya Dhuusamareeb

Madaxweynaha Soomaaliya oo U Duulaya Caasimada Maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb xili uu Barlamaanka Ka hor jeedin doono Qudbad.

Madaxweyne Farmaajo Ayaa inta uusan Dhuusamareeb u Duulin waxaa uu mudo u jeedin doona Qudbad Barlamaanka soomaaliya taaso uga hadlaayo Qorshaha Shirka Dhuusamareeb,

Wararka Widh Widh Online Helayso ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo marka uu la yeesho kulanka Barlamaanka Soomaaliya oo u duuli doono Dhuusamareeb sidii uu ufurilahaa Shirka Dhuusmareeb,

Lasoco Widh Widh Online

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top