Xildhibaan Nacnac oo kamid ah xildhibaanada Somaliland ayaa soo jeediyay in Somaliland ay aqoonsato Maamulka Israa’iil.
Xildhibaan Nac-Nac Ayaa yidhi “Israa’iil aan aqoonsano , Iyaguna waxaan filaynaa in ay na Aqoonsadaan”
Nacnac oo hadalkiisa siiwata ayaa yidhi”“Sucuudiga iyo Imaaradku wa ay Aqoonsaden Dawlada Isreal Somaliland iyadna waa in ay aqoonsato si loo aqoonsado”