Waxaa Magaalada Hargaysa Mudo Bil ah Maleeshiyada Somaliland ugu Xidhan Haweenay Deegaan Ahaan Ka soo jeeda Gobolka Awdal taaso u xidhan qaab Cunsurinimo ah,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dagaa Ayaa la xidhay Kadib markii ay calanka soomaaliya ku Sharaxatay aqalkeeda.
Marwo Dagan ayaa Maanta la hadashay Warbaahinta iyadoo Ka waramaysa Dhibka iyo Jidh Dilka Maleeshiyada Somaliland, ugu Gaysten jeelka ay ku xidhan tahay ee Hargaysa,