Xukuumadda Taiwan ayaa maanta si rasmi ah xafiis cusub oo diblumaasiyadeed uga furatay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.
Hir-gelinta xafiiskan ayaa yimid, kadib markii ay dhowaan heshiis rasmi ah ay kala saxiixdeen labada dhinac oo wakiilo is-dhaafsaday.
Sidoo kale munaasabad lagu daah-furayey xafiiska ay Taiwan ka furatay Hargeysa ayaa lagu qabtay magaaladaasi, waxaana ka qeyb-galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Biix