BREAKING NEWS

Deg Deg:- Raysal Wasaare Abiy Ahmed Oo Shaqada Ka Eryay Lix Wasiir

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa Dhowr Wasiir oo si weyn uga soo horjeeday aragtidiisa ku aadan maamulka dalka.

Waxaa ugu muhiimsan Lamma Magarsa, waaiirkii gaashaanshigga oo xilka laga qaaday, horena u ahaa madaxweynaha kilalka Oromada.

Waxaa kaloo jira xubno kale oo xilalka laga qaaday, kuwaa oo lagu badalay madax cusub.

Dr. Qanca Yaadhetaa- Wasiirka Gaashaandhiga.

Dr Gediyoon Timoteewos- xeer ilaaliyaha guud.

Dr. Saamuel Hurkaato- wasiirka sayniska & tacliinta sare.

Eng. Taakale Umma -wasiirka macdanta iyo shidaalka.

Professor Hiruut Weldemaaryam lataliyaha Raysul wasaarahaArrimaha Bulshada.

Kilalka Oromada waxaa ka socday maalmahan banaanbaxyo rabshado wata oo lagu diidanyahay Abiy Axmed.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top