BREAKING NEWS

Odayaasha Fiqishini Oo Ka hadlay Dagaalkii Adhicadeeye {Video}

Cuqaasha iyo waxgaradka Fiqishini ayaa ugu horeen Sheegay inay Ka xun yihiin wixii dhacay Shalay islamarkaana waxay u mahad caliyeen Ciidanka Somaliland . iyagoona intaas Raaciyay Baaq ay udiren Dhulbahante.,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top