Waxaa Maanta soo gaadhay magaalada Adhicadeeye ee Gobolka sool Wasiiro kamid ah maamulka Somaliland oo Muuse Biixi Ka soo diray Hargaysa,.
Saleebaan Cali koore iyo Yaasin Faratoon ayaa Somaliland usoo dirtay Adhicadeeye.
Ciidanka Beesha Naaleeye Axmed, oo La wareegay Guud Ahaan Amniga Deegaanka Adhicadeeye ayaa Xabad ku eryay Xubnahan wasiirada ah ee Somaliland usoo dirtay.
Wasiirada Ayaa orod ku soo galay Laascaanood iyagoo dagdag uga soo gudbay Deegaanka Adhicadeeye oo xiligan ah Goob dagaal oo guud Ahaan dadkii ka qaxen


