Madaxweynaha Galmuudg ayaa Qudbad u muqatay Weerar afka ah oo ku socda Xubnaha shirka ka maqan ka jeediyay Xidhitaankii Shirka Dhuusmareeb,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
‘Waan idiin naseexaynayaa Walaalayaal, Soomaaliya uma baahna qofba qofka uu ka xun yahay, waxay u baahan tahay dad u naxaya oo doonaya midnimadeeda, danta guudna eegaya, waan u mahadcelinayaa Shacabka Soomaaliyeed ee shirka sugayay iyo Beesha Caalamka oo taageeraysay mudada dheer dalkan” Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa hadda yiri.