BREAKING NEWS

Shiinaha oo la sheegay in uu qorsheeyay qabsashada maamulka Twain

Sarkaal ka tirsan CIA Mareykanka ayaa sheegay in dowladda Shiinaha ay qorsheysay in labo todobaad ay ku qabsato maamulka Twain.

Sarkaalkaan ayaa sheegay in howlgalkaasi uu shiinuhu qorsheeyay bilowga Sanadkaan soo socda.

Dowladda Shiinaha ayaa dhawaan sheegtay in awood lagu mideyn doono dhul weynaha Shiinaha.

“Shiinuhu Wuxuu qorsheeyay inuu 3 cisho gudahood ku qabsado Taiwan, kuna daro dalwaynaha shiinaha, horraanta bisha koobaad ee sanadka 2021” ayuu yiri Sarkaalka.

Twain oo ka go’day Shiinaha ayaa bilowday Sanadyadii ugu dambeeyay xiriiro ay la yeelanaysay qaar ka mid ah dalalka Calaamka.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top