Shacabka Magaalada Boorama Caasimada Gobolka Awdal Ayaa sameeyay isku soo bax balaadhan oo ay uga soo hor jeedaan maamulka Somaliland.
Boqolaal shacab ah oo sita Calanka soomaaliya ayaa iskugu soo baxay Jidadka Magaalada Boorama,
Shacabka ayaa ka cadhooday Ugaaska guud ee Reer Borama oo maamulka Muuse Biixi ka caliyay Xuduudka Isagoo kusoo jeeday Borama