BREAKING NEWS

Diyaarad Isra’iil leedahay Oo Ka Dagtay Imaaraadka{Daawo}

Diyaaradii ugu horeysay ee ay saaran yihiin rakaab oo si toos ah uga soo duusha Isra’iil ayaa ka dagtay maanta garoon ku yaal wadanka isutagga imaaraadka carabta kadib markii labada dal ay sameysteen xiriir diblumaasi.

Diyaaraddii Israel oo cagadhigatay Abu Dhabi. Waxaa ku qoran diyaaradda ereyga Nabad oo saddex luuqaddood ah.

Wufuud heer sare ah ayaa saaran duulimaadkan kasoo kacay Tel Aviv, waxaana ka mid ah saraakiisha la socda duulimaadka diyaaraddan uu saaran yahay calanka Israel Kaaliyeyaasha sare ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Raiisal wasaaraha Israel Benjamin Netanyah, iyagoo ka shaqeynaya taabbo galinta heshiiskii Israel iyo UAE.

blank
blank
blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top