Gaadhi Booyad ah oo Ciidanka Maamulka Somaliland ee Tukaraq dagan leeyihiin ayaa jiidhay geel ka gudbaayay Laamiga,
Shilkan ayaa ka dhacay deegaanka Gambadhe ee Gobolka sool waxaana ku naf waayay tiro ka badan 12 halaad oo qaarna dhalen qaarna dhalayaan.