BREAKING NEWS

Sadex qodob oo looga hadlayo kulamada Villa Soomaaliya!

Kulan gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin ayaa dhexmaraya Madaxweynaha dawladda Faderaalka Maxamed Cabdllahi Farmaajo & M/weynayaasha Jubbaland (Axmed Maxamed Islaam) & Puntland (Siciid Cabdullaahi Deni).

Kulamadan, waxaa looga hadlayaa arrimaha u dhaxeeya labada dhinac, waxaana ugu horeeya.

1- Doorashooyinka,sidii heshiis looga gaari lahaa arrimaha ay diidan yihiin 2da maamul.

2- Dhameynta heshiiskii July ee Jubbaland iyo DFS, kas oo ahayd in la dhameeyo ka hor 15kii bishii hore.

3- Iyo Mashaariicda iyo sidii xal wara looga gaari lahaa arrimaha hortabinta leh.

Shirar doceedyo dhexmari doona Lataliyayaasha siyaasadda iyo Doorashooyinka ee Madaxweyne Farmaajo iyo wasiiro kasocda labada maamul ayaa jiri doona, sida ay xoguhu sheegayaan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top