BREAKING NEWS

Dag Dag: Siciid Deni Oo Ka Hor Hadli Doona Goordhow Aqalka sare

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa la hadlaya xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, kalfadhi ay leeyihiin ayuu ka jeedin doona khudbad uu kaga hadlay arrimaha ay isku hayaan dawladda Faderaalka.

Aqalka Sare ayaa matala dawlad gobaleedyada, waxayna horey u ansixiyeen sharciyada ay ka mid yihiin, Isgaarsiinta, Batroolka, Doorashooyinka, Arrimaha Xaduudaha & Hananka maamulka maaliyada oo ay diiday Puntland.

Hadal-jeedinta Madaxweyne Deni ayaa ku soo beegmaysa xili aysan qabsoomin wada hadalada Madaxda DFS iyo Maamulada Jubbaland, Puntland oo diidana heshiiskii Dhuusamareeb3

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top