Xogta la Helayo Ayaa Sheegaya In Galabta Xili danbe Loo badinayo in la Magacaabo Raysal wasaaraha Cusub ee dalka .
Madaxweynaha Soomaaliya oo Magacabida Raysal wasaaraha Mudo Bilka Badan Ku qaadatay,Jubbaland iyo Puntland Ayaa Shuruud ku Xidhay Shirka Madaxweyne Farmaajo inay ka Horayso inuu Magacaabo raysal wasaaraha Cusub.
wararka waxay Sheegayaan Inay Beesha Caalamka Kulamada Ugu danbeeyey,Jubaland iyo Puntland u Gudbiyeen Madaxweyne Farmaajo inuu magacaabo Raysal wasaaraha
Waxayna Xogta Intaasi Ku daraysa In hadal haynta Muqdisho lagu Sheegayo Ilaa Caawa Fiidka In La Magacaabayo Raysal wasaaraha Cusub.