BREAKING NEWS

Wasiir Goodax oo Fariin Adag udiray Puntland{Video}

Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa faah-faahiyay go’aanka ka wasaarad ahaan kaga aadan ardayda wax ka barata Puntland ee aan ka qeyb qaadan imtixaanka shahaadiga ah.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top