Dr Adna Aadan Oo Arday Yaryar U Jeedisay Qudbad Ku Salaysan Somalinacaybnimo Iyo Daarood Nacayb,
Adna aadan oo kamid ah Shaqsiyaadka ugu Cunsurisan Maamulka Somaliland, Ayaa inta badan waxay jeedisa oo Jaamacada ay gaarka u leedahay iyo Goobo badan oo kale ka jeedisa Qudbado Si khaas ah ay ugu weerarto Soomaalida iyo Beesha Daarood,