BREAKING NEWS

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow “Xidig waa sedax kaare{Video}

Dagaalka siyaasadeed ee u dhexeeya, Cabdirashiid Xidig iyo Daahir Amiin Jeesow ayaa gaaray meeshii ugu sarreysay, kadib markii ay labada xildhibaan hadallo kulul isu mariyeen dhinaca warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo markale u jawaabayey Xidig ayaa sheegay inuu yahay saddex kaare u shaqeeya dalalka Imaaraadka, Kenya iyo Itoobiya.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top