BREAKING NEWS

Axmed Madoobe oo beelaha Hawiye u jeediyey talo{Video}

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo hadal ka jeediyey xaflad qado sharaf ah oo shalay siyaasiyiinta beelaha Hawiye ay u sameeyeen isaga iyo Saciid Deni ayaa ku taliyey Muqdisho loo raadiyo xal ka duwan kan hadda lagu maamulo.

https://www.youtube.com/watch?v=-dghxV6Plig

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top