BREAKING NEWS

Banaanbax Ka dhacay Buuhoodle Laguna Diidan yahay Shirka Muqdisho{Video}

Waxaa Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn ka dhacay Mudaharaad Balaadhan oo looga soo horjeedo shirka Muqdisho.

Shacabka Buuhoodle ayaa diidan in Xldhibaanada SSC la hoos geeyo Puntland taas badelkeedana waxay taageeren shirkii Dhuusamareeb sadex,

https://www.youtube.com/watch?v=EUQFjQwd2jY&feature=emb_title

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top