BREAKING NEWS

Madaxweynaha Galmudug Oo Shirka Baydhabo Ka Weeraray Deni iyo Madoobe.

Madaxweynaha Galmudug ayaa isagoo ka hadlaya kulanka Baydhabo, ku eedeeyey Madaxda Puntland & Jubbaland in ay diideen shirkii Dhuusa-Mareeb3, iyagoo sabab ka dhigay in la magacaabo Raysalwasaare.

Haddana wuxuu sheegay in ay Muqdisho tageen oo ay wada hadalada qeyb ka yihiin, iyadoo aan la magacabin Raysalwasaare iyo Xukuumad rasmi ah, wuxuu ugu yeeray Deni & Axmed Madoobe in ay qorshe cad la yimaadan si ay wada hadalo u miro-dhalaan.

“Annaga waxa nala yidhaahdaa, Dowlada ayey wadashaqeyn dhow leeyihiin, waan ku faraxsanahay oo ku faaneynaa haddiiba nala lahayn dowlada ayey kala fog yihiin”ayuu yiri.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top