BREAKING NEWS

Qarax lagu dhaawacay Madaxweyne ku xigeenka Afgaanistaan

Madaxweyne ku xigeenka dalka Afgaanistaan Amrullah Saleh ayaa dhaawac fudud uu ka soo gaaray qarax lala eegtay kolonyo uu la socday magaalada Kapul ee caasimadda dakaasi

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen lix qof halka dhowr kalana ay ku dhaawacmeen.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa la sheegay in uu xafiiskiisa ku sii jeeday markii lala beegsanayay qaraxa maanta oo arbaca ah.

Waxaa la arkayay Amrullah oo gacanta bidix ay faashad kaga xirantahay.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top