Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa durba bilaabay latashiyada kala duwan ee dhinacyada Siyaasadda, wuxuuna maanta la kulmayaa xubnaha mucaaradka qaarkood.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ay Villa Soomaaliya ugu dambeysay 10 sanno kahor, ayaa maanta la kulmaya Raysal wasaaraha dalka.
Mr, Rooble ayaa laga sugaya soo magacabida Golihii wasiiradda


