BREAKING NEWS

Muuse Biixi Oo Afka Furtay{ Video}

Horjoogaha Maamulka SNM Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyay munaasabadda furitaanka shirka afaraad ee xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay isbedellada haatan ka socda gobolka Geeska Afrika, waxuuna eedeymo u soo jeediyay dowladda federaalka Soomaaliya, isagoo baaq u diray beesha caalamka.

Isagoo baaq u diraya beesha caalamka ayuu yiri, “Somaliland waxay si cad ugu sheegeysaa beesha caalamka oo dhan iyo cid kasta oo daneyneysa arrinta Soomaaliyeed, in aqoonsiga la siiyey qeyb ka mid ah dalkii bur-buray ee Jamhuuriyaddii Soomaaliya uu noqday hub lagu bur-buriyo jiritaanka Somaliland.”

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top