Waxaa Goordhaweyd Geeriyooday Dr cali Khaliif Galaydh madaxweynihii Hore Maamulka Khaatumo,
Cali Khaliif Galaydh ayaa Ku geeriyooday caasimada Maamulka Somalida Itoobiya ee Jigjiga,
Geerida Dr Galaydh ayaa aad looga dareemay Guud ahaan Soomaaliya,
Faahfaahin dheeraad ah saaad uhesho muqaalkan hoose Daawo.