BREAKING NEWS

Ciidankii ugu badnaa ee Puntland oo u galay Somaliland & Boocame oo gacanta ka sii baxaysa{Video}

Ciidamo kusugnaa Degmada Boocame kana katirsanaa ciidanka Puntland ayaa saaka sheegay in ay ka goosteen Puntland una diga rogteen xagga Somaliland.

Ciidankan ayaa ka amar-qaadanaya Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cismaan Nuur (Gabiley ), waxaana tagidoodan ay noqonaysaa talaabo kale.

Somaliland ayaa doonaysa in ay la wareegto Boocame oo ah degmadii ugu dambeysay ee gobalka Sool gacantooda ka maqan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top