Waxaa Goordhaweyd Magaalada Hargaysa ee Xarunta Maamul Beeleedka Somaliland Ka dhacay Toogasho uu ku Naf waayay Sarkaal Kamid ah Maleeshiyada Somaliland,
Sarkaal ka tirsan ciidanka Somaliland ayaa lagu dilay agagaarka xerada Warshadda Kabista magaalada Hargeysa.
Dilka ayaa la sheegay in loo adeegsaday rasaas Booliska Hargaysa ayaa Maydka askarigan ka qaaday goobta uu dilku ka dhacay