BREAKING NEWS

Muuse Biixi Oo Socdaalka Laascaanood iyo Burco ka Cabsaday in Lagu Sumeeyo,

Horjoogaha Maamul Beeleedka Somaliland, ayaa Safar kusoo Ah Deegaaanada Burco iyo laascaanood,

Muuse Bixi Cabdi, ayaa Cabsi weyn ka qaba Socdaal Uu Ku tagaayo Magaalooyinka Burco iyo Laascaanood, Cabsidaas Oo isugu jirta Cabsi amni iyo mid Cunto,

Muuse Biixi ayaa Diyaarsanaya Cunto U badan Hilib Shiilan, Kimis iyo Sharaab Moor ah oo looga Diyaariyo Hargaysa oo waliba xaaskiisu u diyaariso

Sahaydan Ayuu Muuse Biixi Raba Inuu Isticmaalo inta uu safarka ku maraayo Deegaanada Burco iyo laascaanood si uu uga maarmo in cunto laga siiyo Deegaankaasi,

Muuse Biixi ayaa Sheegay in aan lagu kalsoonan karin Cunto looga diyaariyo Deegaanada Habar Jeclo iyo Dhulbahante,

Sarkaal ka tirsan maamulka Somaliland oo Diiday in magaciisa la sheego ayaa Widh Widh Online usheegay in Muuse Cabsidan ay ku bilaabatay markii Dr cali khaliif Geeriyooday,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top