BREAKING NEWS

NISA oo Muqdisho ku xirtay Xaaji Abuukar Cumar Cadaan

Sida ay noo xaqiijiyeen ehelladiisa, ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa xalay Muqdisho ku xiray Xaaji Abuukar Cumar Cadaan.

Abuukar Cumar Cadaan ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta waxa uu ku yiri “Al-Shabaab waan taageersanahay mabda’ ahaan, gaalada Xalane ku jirtana in la baaba’sho waan rabaa.”

Dhawaan ayey sidaan oo kale NISA u xirtay walaalkiis Maxamuud Cumar Cadaan, kaas oo lagu eedeeyay inuu la macaamilay Al-Shabaab.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top