BREAKING NEWS

Wasiirada Cusub iyo Deegaanada & qabiilada ay kasoo jeedaan

Reysal Wasaareh Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow ku dhowaaqay liiska golaha wasiirada cusub iyadoo wajiyo cusub ay ka soo muuqdeen golahan wasiirada cusub.

Wasiirada ugu muhiimsan oo xilalkoodii waayay ayaa waxaa kamid ah wasiirka arrimaha

● Beesha Digil iyo Mirifle (KOONFUR GALBEED)

1. Wasiirka Gaashandhiga Xasan Xuseen Xaaji – Digil/Garre

2. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur(Jamac) – Rahanweyn/Jilible

3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Badni) Rahanweyn/Dabarre

4. Wasiirka Tamarta Xasan Cabdinuur – Rahanweyn/Geelidle

5. Wasiirka Haweenka Xanifa Maxamed Ibrahim Rahanweyn/Leesaan.

● Beesha Hawiye (GALMUDUG/HIRSHABEELLE)

1. Wasiirka Arimaha Gudaha General Mukhtar Xuseen Afrax – Hawiye/Xawaadle

2. Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcale -Hawiye/Abgaal

3. Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Cumar Cali Rooble – Haqiye/Abgaal

4. Wasiirka Boostada Cabdi Sheikh Axmed Rooble – Hawiye/Murursade

5. Wasiirka Caafimadka Fowsiya Abiikar Nuur – Hawiye/Gaaljecel

6. Wasiirka Ganacsiga Khaliif Cabdi Cumar – Hawiye/Gugundhabe

● Beesha Daarood (Jubbaland/Puntland)

1. Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad -Darood/Majerteen

2. Wasiirka Qorsheeynta Iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamal Maxamed Xasan – Darood/Warsangeli

3. Wasiirka Kaluumeysiga Iyo Khayraadka Badda Cabdullahi Bidhaan Warsame – Darood/Dhulbahante

4. Wasiirka Gaadidka Iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar -Darood/Ogaaden

5. Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Faraax -Darood/Leelkase

Wasiirada Beesha Shanaad (Hir/Shabeelle/Puntland)

1. Wasiirka Gargaarka Khadiija Maxamed Diiiriye – Yaxar

2. Wasiirka Beeraha Siciid Xuseen Ciid – Carabta Reer Maxamuud Saalax

3. Wasiirka Dekedaha Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne

4. Wasiirka Dhalinyarada Xamsa Saciid Xamsa – Barawaani

5. Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri

● Wasiirada Dir (Somaliland)

1. Raisul Wasaare Ku Xigeenka Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) – Isaaq/Ciidagale

2. Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Isaaq/Habar Yoonis

3. Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon

4. Wasiirka Warfaafinta Cismaan Abokar Dubbe – Isaaq/Habar Jeclo

5. Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalin – Dir/Gaadsan

6. Wasiirka Waxbarashada Cabdullahi Abukar Xaaji – Surre Dirta Koonfureed

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top