BREAKING NEWS

Ciidankii Badhan ee Puntland oo U Galay Somaliland

Ciidan kasoo jeeday magaalada Badhan kana tirsanaa Puntland ayaa maanta sheegay in ay ku biireen Somaliland, waxaana kamid ah xubno horay uga soo goostay Somaliland bishii May sannadkii 2019kii.

Ciidamadan tagidooda ama kubiiridooda Xagga Somaliland, ayaa ku beegmaysa xili Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi tagayo gobalka Sanaag.

Beesha ay kasoo jeedaan ciidankan ayaa dhawaan ka cabatay in Saami-qeybsiga Golaha deegaanka Badhan si aan sax aheyn ay u maamushay Puntland

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top