BREAKING NEWS

Deg Deg:Muuse Bixii oo Safarkii laascaanood Ka cabsaday,

Horjoogaha maamul beeleedka SNM Muuse Bixii cabdi ayaa Hakiyay Safar uu maanta ku imaaan lahaa Magaalada Laascaanood,

Safarka Muuse Bixii ku iman lahaa Laascaanood ayaa Fashilmy markii Labaad.

Fashilka Safarka Muuse Ayaa yimid kadib markii Ciidamo Xoogan ay gobolka sool soo dhooben Jabhada SSC iyo Maamulka Puntland,

Horjooge Muuse Bixii Ayaa Cabsi uu ka qabo waxyeelo uu kala kulmo gobolka waxaa uu u baajiyay safarkiiisa,

Warar hoose oo aan helano ayaa sheegaya in Muuse gabi ahaanba baajiyay safarkaasi.

Beesha Maxamuud Garaad oo isu diyaarinasay inay shirka Adhicadeeye ku soo dhaweeyaan Muuse ayaa lagu wad inay iyana iska soo gabogabayso shirkeeda oo mudo lala sugaayay Muuse Biixi,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top