BREAKING NEWS

Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalad Dagaal oo Ka taagan Gobolka Sool,

Maamul Beeleedka SNM ayaa Taangiyo cusub oo dagaal kusoo daabushay gobalka Sool, xili ay doonayso in ay la wareegto degmada Boocame oo ah degmada kaliya ee gobalka Sool ah kana maqan gacanteeda.

Horjoogaha Maamul Beeleedka SNM Muuse Biixi ayaa ku sugan Deegaanada Barriga Isaaq,isagoo Magaalada Oodweyne ka furay mashaariic la hirgaliyey oo ay kujiraan Bangiyo xili uu ka baqay safar uu ku imaan laha SOol.

Safarka Muuse Bxii ee Gobolka Sool ayaa baqaqday kadib markii Dhaqdhaqaaq xoogan oo ciidan ka bilowday Jiida hore,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top