BREAKING NEWS

Dawladda Ethiopia ayaa qaaday talaabooyin Lagu Xakamaynayo Covid 19.

Qofkii Ka Taga Af Daboolka Ee Suuqa Lagu Qabto Waxa La Xidhayaa Laba Sano.

Sidaas Waxa Go”aamiyay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Dalkaasi.

Dalka Ethiopia In Kasta Oo aanay Sidii hore ahayn Hadana Waxa Ku Soo Labo Kacleeyay Cudurka Covid 19, Todobaadkan sii dhamaanayanan 79 Qof ayaa u Dhintay Cudurkan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top