BREAKING NEWS

Yemen: Nin Markii Uu Dhintay Maydkiisa Eydii Uu Quudin Jirtay Ku soo ururtay

Ismael Hadi, Waxa Uu U Dhashay Dalka Yemen Waxaanu Ahaa Nin aan Hoy Ku Lahayn Dalkaasi, hasayeeshee Waxa uu Saaxiib La ahaa Eyda.

Waxa Uu Wax Ka Siin Jiray Waxa Uu Soo Helo, Maalmo Ka Hor ayaanu Ku Dhintay Waddooyinkii Uu Hooyan Jiray, Mana jirto Cid Ehel U ah Oo maydkiisa Aastay, Balse Eydii Ay Saaxiibadda Noloshiisa Ku ahaayeen ayaa Dul Fadhiistay Maydkiisa.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top