BREAKING NEWS

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la ansixiyay

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow si aqlabiyad leh u ansixiyay Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay ra’isalwasaaraha Soomaaliya kaddib markii cod loo qaaday.

188 Xildhibaan ayaa ogolaatay in la ansixiyo Xukuumadda,ma jirin cid diiday ama ka aamustay sidaas darteed guddoonka Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay inay tahay Xukuumadda ansax ah.

Golaha cusub ee wasiirada ayaa waxaa isla markiiba goobta ku dhaariyay guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa tilmaamay in xubnahan golaha Wasiirada ee cusub oo ku soo xushay karti, aqoon, iyo inuu hubiyay inay u adeegi karaan shacabka sida ugu wanaagsan.

Wiil isaaq ah kama suuro gasho Laascaanood ama Buuhoodem oo aabihiis lagu dilainuu u damshaad tago in uu Xabad iyo dagaal kutago mooye,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top