BREAKING NEWS

Culimada Hargeysa oo Afka Furtay Nin Ajinabi oo Anshax Xumo Ku Samayn Jirey Gabdhaha Soomaliland.{Video}

Soomaliland Ayaa Dhawaanahani Qaaday Talaabo Dhowr Ah oo looga Hortagey Dadka Ajinabiga oo Intooda Badani Danbi Soo Galay Kuna Soo Carara Soomaliya,Gar Ahaan Gobolada Soomaliland.

Waxaa Soomaliland Dhowr Jeer Soo Bandhigtey Rag Ajinabi Ah oo Kiristaanka Ku faafinayey Soomaliland.

Waxaa Ninkani Lagu eedeyey Inuu Muuqaalo galmo Ka Duubi Jirey Dumarka Soomaliland,waxayna Soomaliland u Masaafurisay Dalkiisa.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top