BREAKING NEWS

Laascaanood Weerar caawa lagu Qaaday Abukar Cawaale Qaadiid {Video}

Maleeshiyaad Kamid ah Kuwa Gobolka Sool, ee Beesha isaaq Ayaa weerar Ku qaaday abukar Cawaale Qaad-diid oo ku sugan magaalada Laascaanood.

Abukar cawaale, oo ku sugan Hotelka uu ka dagey laascaanood, ayaa waxaa weerar ku soo qaaday Maleeshiyaad SNM Ah.

Abukar Cawaale, Maleeshiyaadka Soo weeraray kamuusan Firin Albaabka balse waxaa uu taas Badelkeeda sameeyay in uu Facebook Live Soo galo iyadoo Maleeshiyadu leeyihiin

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa hadda xidhay Abokor Cawaale, oo ah nin u Ololeeya joojinta Qaadka.

Abokor, ayaa ka hor inta aan la xidhin muuqaal Live ah ka soo galay qolkiisa sheegayna in Ciidamadu ku amreen in uu qolka ka soo baxo.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top