BREAKING NEWS

Somaliland Ka hadashay Weerarkii Laascaanood Ka dhacay{Video}

Maamulka Somaliland ayaa warbaahinta maanta uga hadlay weerarkii shalay ka dhacay xabsiga Dhexe ee magaalada Laascaanood kaaso looga awood batay maleeshiyaadkii Xabsiga kadiban Laga furtay sadex Gacan Ku Dhiigle,

Taliyaasha Maleeshiyaadka Somaliland, ee Xabsiga laascaanood Ayaa guud ahaan beeniyay in Wax maxaabiis ah lagala baxay Shalay Xabsiga,

Fadeexadan iyo been abuurkan Taliyaasha Somaliland ee laascaanood ayaa imaanaya xili fashil weyn ay kala kulmen shalay inay sii haystan Sadexn gacan ku dhiigle oo Duleedka Kalabaydh ku dilay Labo Nin,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top