Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Dr Abiy Axmed, ayaa maanta socdaal ku Soo Gaadhay magaalada Goday ee deegaanka Soomaalida.
Raysal Wasaaraha Ayaa waxa socdaalkiisa ku wehelinayay madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar.
Waftiga Raysal Wasaare Abiy Ahmed Hogaaminyay Ayaa Si Diiran Loogo Soo Dhaweeyay Magaalada Goday balse Lama Shaacin Sobobta Ka B
Dambaysa Socdaalka uu Raysal Wasaare Abiy Ahmed Ku soo Gaadhay Magaalada Goday