BREAKING NEWS

DAAWO:Waraabe oo Shir looga hadlay Doorooshinka SOMALIA uga Qayb galay Nairobi

Waxaa magaalada Nairobi ka Qabsoomay Shir looga hadlay Doorashooyinka Soomaaliya, Waxaana ka Qayb galay Shirkan Xubno uu kamid yahay Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top