BREAKING NEWS

Toogasho Laascaanood Ka Dhacday

Waxaa Caawa Magaalada Laascaanood Lagu toogtay Labo qof oo shacab ah kuwaaso lagu toogtay Bariga Magaalada Laascaanood.

Toogashadan waxaa Fuliyay Maleeshiyaadka SNM ee Ku sugan magaalada Laascaanood.

Labada Qof ee la toogtay ayaa Lagu kala Magacaaba Bide Arts, oo ahaa nin ku shaqaysta Farshaxanka kana ah Gobolka sool caan Iyo Mahad Xasan Maxamed,

Dilkan waxaa fuliyay Maleeshiyaadka SNM Waxaana Labadan Qof loogu aaray oo SNM ugu aartay Sarkaal Habar Jeclo ah oo Xalay Lagu Dilay Gudaha Laascaanood

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top