BREAKING NEWS

Wararkii ugu Dabeeyey Dagaalka Itoobiya iyo Cida Gacan Saraysa,

Dagaal culus oo Xalay Ciidamada Dawlada Itoobiya ku qaaden Gobolka Tigreeda ayaa sababay khasaare xoogan.

Dagaalkan oo socday in ka badan 8 saacadood ayaa wali ka soconaya deegaano badan oo kamid ah Gobolka Tigreeda ,

Sida wararka aanu ku helano dagaalkan waxaa horumar ka gaadhay Maleeshiyada Tigreeda waxayna qabsade Goobo badan oo fadhiisin u ahaa Ciidanka Dawlada Itoobiya,

Khasaare xoogan oo dhimasho iyo dhaawac leh ayaa soo kala gaadhay labada dhinaca waxaana wali soconaya Dagaalka,

Dagaalkan waxaa amray Raysal wasaaraha Itoobiya kadib uun shalay markii Barlamaanka Itoobiya ku tilmaamen Maamulka ama Jabhada Haysata Gobolka Tigreeda Argagixiso balse Qorshaha looga danlahaa ahaa sidii loo Xalaaleysan Alahaa odagaal lagu qaado Gobolka Tigreeda ,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top