Dawladaha Suudaan iyo Masar ayaa qalab is gaadhsiin ah oo maamulka Tigreegu kaga maarmary Isgaadhsiintii laga jaray ee Xukumada Itoobiya ka helay Labada Dawladood ee Sudaan iyo Masar,
Xukumadaha Suudaan iyo Masar ayaa Soo gaadhsiiyay qalab Casri ah oo is gaadhsiineedmaamulka Tigreega kuwaaso si toos ah ugu jira hawada kana Caawinaya maamulka Tigreega dhanka Isgaadhsiinta.
Sidoo kale Waxaa wali socona Dagaal xoogan oo u dhexeeya Dawlada iyo Maamulka Tigreega waxaana ka dhashay Dagaalada Khasaare xoogan
Dagaalkan xoogan ee ka socda Itoobiya ayaa labada dhinacba waxay ka sheeganayaan Guulo xoogan