Maleeshiyaadka SNM ayaa Maanta Xabsiyadda Laascaanood ka buuxiyay Qaar kamid ah Haweenka Gobolka Sool,
Haweenkan ayaa dhigay Dibadbax ay kaga soo hor jeedaan Sixirkii iyo Dhaawacii Hargaysa loogu gaystay Dhalinyaro u ciyaar tagtay oo ka soo jeeda Laascaanood,
Haweenkan ayaa iska soo duubay Muqaal iyagoo ku dhex jira Xabsiga Magaalada Laascaanood