BREAKING NEWS

Aakhiro Seeg iyo Aqoonsi La’aan Ka dhacday Hargaysa

Baraha Bulshada waxaa maanta aad looga hadal Haya kulan ka dhacay Kaniisad Ku taal Magaalada Hargaysa, kaaso loogu baroor diqaayay Bakhtga askartii Ingiriiska ee Lagu laayay Gobolada waqooyi ee Soomaaliya,

Baroor-Diiiqda oo ka dhacday Kaniisada Ay Hargaysa, ku leeyihiin Ingiriisku ayaa waxaa ka qeyb galay Xubno Maamulka Beesha isaaq. kamid ah oo ay hogaaminaso Haweenayda Islaam-nimadeedu shakigu ku jiro ee Adna Aadan, iyo Faysal Cali waraabe,

Waxaa ka soo muuqday Shaashada Kamerada Faysal Cali waraabe iyo Adna Aadan, oo horfadhiya maydka Askar gaalo ah oo Darawiishtu Dilen 100 sano ka hor,

Layaab ka iyo aakhiro seega ku dhacay Kooxdan SNM, ayaa ah in labo isku raacday in ay Marka hore galen Kaniisad iyagoo islaam sheeganaya iyo in ay la baroor diiqen Gaalo u baroordiiqasa gaal kale oo Bakhtiyay

Isaaqow Aduunkana Aqoonsi la aan ayaad ku dhamaysanasan Aakhirana Cadaab,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top