Waxaa caawa Magaalada Laascaanood lagu toogtay masuul ka tirsan maamulka Somaliland ee Gobolka sool,
Garsoore ka tirsan Maxkamda Laascaanood ee maamulka somaliland ayaa caawa lagu toogtay gudaha Magaalada.
Dablay hubaysan ayaa toogasho ku dilay Nin Lagu Magacaabo Cabdilaahi Salaad Wadaad-yare, oo ka tirsana maxkamada Laascaanood.