Waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo kamid ahaa Isimada dhaqanka Soomaaliyeed, Gaar ahaanba Beesha dooratay ee (Warsangeli/Daarood).
Waxaa tacsi ka diray Geerdida Garaad Cabdullaahi Masuuliyiin kala duwan, waxaana kamid ahaa Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Masuliyiin kamid ah maamulka Puntland.
Garaad Ciid Ayaa mudo Xanuunsana waxaana uu Dalka Turkiga u joogay Arrimo caafimaad,
Garaad Cabdilaahi ciid ayaa kamid ah Isimada dhqanka SSC gaar ahaan Gobolka Sanaag kuwoodo ugu miisanka culus,