BREAKING NEWS

Puntland iyo Somaliland oo Tukaraq Ku Shiray{Video}

Waxaa Duleedka Magaalada Laascaanood Gaar ahaan Aaga tukaraq ka dhacay Kulan dhexmaray qaar kamid ah saraakiisha Maleeshiyada SNM iyo Kuwa maamulka Garoowe,

Maamulka Puntland ayaa Duleedka laascaanood ugu geeyay maamulka SNm Nin La sheegay in uu qof ku dilay Hargaysa islamarkaana u baxsaday Dhanka Puntland.

Maamulka SNM Ayaa uga mahad caliyay mamaulka Garoowe sida wacan ee ay ula shaqeenayan iyo xidhiidhka wacan ee ka dhexeeya labada maamul,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top