BREAKING NEWS

Maxay Ka Wada Hadleen Qoorqoor Iyo Madaxweynihii Hore Ee Galmudug?{Video}

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top